Al taqwaa
Home duruus muxaadaro quran culimo Contact Us
Juz-Camma
Dhageyso Al-Murattal
Higaada af-soomaliga
Idaacada Quraanka
Webab Quraanka ah

Baadho Muxadaro adigoo ku qoraya sh. magaciisa soomaali tusaale ahaan maxamed


E-mail kaaga geli halkan si aad uula socoto wixii kusoo kordha webkan inshaallaah



Maxaad ka xiiseysaa webkaan Altaqwaa?
Duruus
Muxaadaro
Quran/Tafsiir
Qoraalo Diini ah
Qaybta Caruurta

Alhidaaya
Aflax
Khalid Masjid
Alxuseyni
Somalisunah
Boqolsoon
Sh Bin Baaz
Sh Bin Oseymin
Sh. Albani
Islamtodey
Saaid net
Islamweb

Qolka Duruusta Culumada

Halkan ka dooro sheekha aad rabto

Nr. Sheekha  Akhrinaya Duruusta ilaa hadda ku jirta webka
1 Caalim. Shariif Cabdi Nur

Minhaajka/Musdalaxa/Faraaida/
Buluuqa Bukhaari (Tajriidka)

2 Aadan Xaaji (Aadan Siiro)
Taariikhda khulafada Raashidiin
2 Bashiir Yusuf Shiil
Shamaail Muxammaddiyah
3 Boqolsoom
Islaaxul Mujtamac
4 Cabdikariim Xasan Xoosh
Sharraxa wajiizka/Daxaawiyah
5 Cabdullaahi Barbaraawi
Qawacidda fiqiga/Usuulu salaasa
6 Dr. Cismaan Maxamuud
Kitaabu Sunnah Barbahaari
7 Cabdullaahi Makkaawi
Caqiidatul Daxaawiyah
8 Cabdisalam C/lahi Xudeyfe
Sharxul Waraqaat
9 Cismaan Ibraamim
Sharxul Ajruumiyah
10 C/Qaadir Maxamuud
Sifada Salaada
11 C/Qaadir Sinbiko
Fatxul Majiid
12 Cumar Faaruuq
Arbiciin Annawawi
13 Macalin Aweys
Fannul Tajwiid
14 Maxammed Ismaaciil
Caalamka Jinka
15 Maxammed Cali
Shaadibiyah
16 Maxammed Cabdi Ummal
Waasidiyah/Caqiidada Ahlusunnah
17 Maxammed Cumar Dirir
Al-Jazariyah/Naxwo/Tafsiirkiisa, Siiro
18 Maxamuud Shible
Bayquni/Quraan/Naylulawdaar
19 Maxamuud Cabdirahman
Axkaamta Salaada/Sifada Salaada
20 Mustafe Xaaji Ismaaciil
Siirada Rasuulka (scw)
21 Yuusuf Aadan
Waasidiyah/Usuusha3/Siiro
22 Ahmed Daahir

Nudumul Aajrumiyah

23 Abukhalid Ibnu Kaarshe
Islaaxul Mujtamac/Qawaacid 4ta, Kitaabu Tawxiid, Suwarka Saxaabada

 

Culumadan iyo Shuyuukhdan waa intaanu ilaa iyo hadda Duruusta ka hayno ama ka helney, dhawaanna waxaanu dhameys tiri doonaa-inshallaah- Duruustooda ka dhiman, sidoo kale Culumada aanaan weli soo gelin kadib markaanu Duruustooda helno.

Hadaad hayso Duruus codkoodu saafi yihiin oo aad jecelshahay in loo baahiyo walaalada Muslimiinta ah , fadlan nala soo xiriir.

Duruustan waxa laga yaabaa in qaarkood codkoodu aanu aad saafi u ahayn, meelaha lagu duubey, Duruufta Shekha iyo cajalkaasi,sidaa daraadeed

1-Cafwan noo dul-qaado haddii aanaan kuu gudin sidaad u jecleyd codka.

2-Noogu soo sheeg Cajalka ama qaybta codku saafi ahayn Emailkeena.

3-Haddaad badalkooda ama mid kale oo ka saafiya hayso nala soo xiriir.

 

 


 

Untitled Document
Ducooyinka Quraanka
Anaashiid Islamiya
Adkaar subax-galab
Baro Ducooyinkan

Gabayo
Anaashiid
Manduumaat
Mu'tamarka
Qoraalo Diiniya


Sh Max´d  Cumar Dirir
Sh. Cumar Faaruuq
Sh. Yuusuf Aadan
Sh Cusman Cali Xusen


Hadafkeena
Manhajkeena
Yoolkeena

Siirada Rasuulka(scw) Mustafe X. Ismaaciil dhageyso

Arbaciin An-Nawawi, Sh.Cumar Faaruuq dhageys

Caalamka Jinka, Sh.Maxammed Ismaaciil dhageyso

Taariikhda Khulafada Sh.Aadan Xaaji dhageyso

Kitaabka Bukhaariga, Sh.Sharriif C/Nuurr dhageyso


Home | Duruus | Muxaadaro | Quran | Culimo | Qoraalo | Tafsiir | Xidhiidh | Manduumah

© Copyright Altaqwaa 2004.